Online Library TheLib.net » Caafimaadka Maskaxda
cover of the book Caafimaadka Maskaxda

Ebook: Caafimaadka Maskaxda

00
02.03.2024
0
0
"Guud ahaan buugaan wuxuu ka hadlayaa caafimaadka maskaxda, wuxuuna ka koobanyahay laba qaybood oo kala ah: Qaybta koowaad oo ka saabsan Saykoloji iyo qaybta labaad oo ku saabsan caafimaadka maskaxda iyo cudurrada ku dhaca. Wuxuu buugga si kooban uga hadlayaa taariikh kooban oo ku saabsan caafimaadka maskaxda. Dhammaan dowladihii Soomaaliya soo maray iyo dowladda xilligan joogta midkoodna ma laheyn qorshe cad oo loo qoondeeyey caafimaadka maskaxda. Qaybta labaad ee buugga waxay ka hadlaysaa cudurrada dhimirka iyo fikradaha ay aragtida dadka Soomaalida ay ka qabaan, oo ku saleysan dhaqanka iyo diinta dadk Soomaalida. Waxa kale oo ay ka hadlaysaa qaybtan ceebeynta iyo dhibaatada lagu hayo dadka qaba cudurrada dhimirka amaba qaba cilladaha ama xanuunada ku dhaca maskaxda (Psychological disorder). Qoraagga buugga wxuu talooyin ku aadan habka agaasinka caafimaadka maskaxda u soo jeedinayaa dowladda Federaalka ee Soomaaliya. Waxay u badantahay buuggii ugu horeeyey ee saykoloji ah oo ku qoran far Soomaali inuu yahay buuggan"--Page 4 of cover.

Includes glossary of english terms with Af Soomaali definitions at back.
Download the book Caafimaadka Maskaxda for free or read online
Read Download
Continue reading on any device:
QR code
Last viewed books
Related books
Comments (0)
reload, if the code cannot be seen